Kiimiko lagu weeraray Magaalada Douma & dad ku dhow boqol qof oo ku le’day (Daawo Sawirro)

Howlwadeenada caafimaadka ayaa sheegaya in ugu yaraan 80 qof ay ku dhinteen weerrar looga shakisan yahay inuu kiimiko ahaa oo lagu qaaday magaalada Douma ee Siiriya ku taalla oo ay fallaagadu ka taliso. Weerrarka ayaa waxaa lagu eedeeyay inay gaysteen diyaarado nooca qummaatiga u kaca ah oo la sheegay in magaalada ku duqeeyeen barmiillo ay … Continue reading Kiimiko lagu weeraray Magaalada Douma & dad ku dhow boqol qof oo ku le’day (Daawo Sawirro)